{DAAWO MUUQAALKA} Heshiis Laga Gaaray Dagaaladii ka Dhacay Magaalada B/weyne

0
319
DCIM100MEDIA

Daawo beelihii dhawaan ku dagaalamay xaafada howlwadaag ee magaalada b.weyne oo maanta heshiis ka kooban shan qodob oo ay ku kala saxiixden xarunta maamulka Gobolka Hiiraan.