{DAAWO MUUQAALKA} Nabadoon Baladweyne Lagu Caleemo saaray Manta Iyo Ugaas C,raxmaan Oo Kaqeyb Galay ,

1
396

Xafladaan oo aheyd mid lagu calema saarayay Nabadoon Cusub oo ay yelaneyso mid kamid ah Belaha dega Gobalka Hiiraan oo lagu magacaabo maxamed saruur alla gumar ayaa waxa xafladii Calema saarka waxa kasoo qeyb galay Odayaal Waxgarad Nabadoono iyo Uaas Cabdi Raxmaan Ugaas khaliif oo kamid ah Dobabka Dhaqanka Soomaaliyed.

Comments are closed.