{DAAWO MUUQAALKA} Suxufiyiinta Gobolka Hiiraan Oo Doortay Hogaan Cusub

0
332

Suxufiyiinta ka howlgala Warbaahinta Maxaliga ah iyo mida Caalamka ee wakiilada ku leh Gobalka Hiiraan ayaan Maanta Magaalada Baledweyne ku doortay hogaan cusub Gudoomiye,Gudoomiye ku xigeen iyo Xoghayn.

74 Suxufi oo kulanka soo xaadiray ayaa cod gacan tag ah waxaa ay ku doortay madaxda mudada 12ka bilood ee soo socota.

Jamaal Cali Cabdi ayaa loo dortay Gudoomiyaha halka ku xigenkiisa loo dortay,Cismaan Aden Careys xogahaya uruka waxa isna ku guulestay Saadaq Cumar Carte.

HALKAN KA DAAWO:-