{DAAWO MUUQAALKA} Ugaas C.raxmaan Ugaas khaliif Oo Si Kulul Ugu Hadlay Colaada Gaalkacyo

0
449

Ugaas Cabdi raxmaan ugaas khaliif ugaas rooble ayaa ka hadlay colaada ka taagan magaalada kaalkacyo waxana ugu baaqay dhinacyada isku haya colaadaasi in ay ka waan toba iyaga oo egaya dadka maatada ah ee ku dhaqan magaalada gaalkacyo.