{DAAWO MUUQAALKA} Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Heshiska Baladweyne Ee Ku adan Dhismaha Maamulka Hiran Iyo Shabellaha Dh/dhaxe

0
382

{DAAWO MUUQAALKA} Magaalada Baledweyne Oo Lagu Gaaray Heshiiska Dhismaha Maamulka Hiiraan Iyo Sh/Dhexe.

Wasiirka Arimaha gudaha xukuumada soomaaliya cabdi raxmaan odawa iyo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan yuusuf axmed hagar yuusuf dabaged ayaa waxa ay ka hadlayaan heshiiska laga gaaray dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe/