{DAAWO SAWIRADA} 400 Oo Askari Oo Katirsan Ciidamada AMISOM Oo Manta Baladweyne Laga Qaaday Kadib Markii ,,,

0
555

Ku dhawaad 400 oo askari oo katirsan Ciidamada AMISOM  Gaar ahaan Kuwa Aan Walaalaha Nahay Ee Dalka Jabuuti  Ayaa Manta Laga Badalay Magalada Baladweyne Ee Gobolka hiiraan  Kuwaas Oo dib logu celiyay wadankooda ,

 

Ciidamada Labadalay ayaa waxaa lagu so badalay  kuwa kale  waxana ay qabam doonaan howshii kuwii horre laga badalay .

 

Lama oga sababta keentay in labadalo ciidamo Garayo ilaa iyo 400 oo askari Islamarkana ka socdo AMISOM Gaar ahaan  Wadanka Aan walaalaha nahay Ee Jabuuti,

 

Tan iyo Markii Ciidamada Jabuuti  Ay so gaareen Gobolka hiiraan gaar ahaan Baladweyne  Waxaa  isbadalay  dhaqdhaqaaqii ganacsigii  isku socodka dadka iyo gaadiidka   Waxana  Durba  bilbatay  In ay so labatay  bilicdii Lagu Yaqiinay  Magalada Baladweyne, oo xiligaas  aheyd magaalo  sacad kasta  saarnaajirtay bandoow aan waqti laheyn  .

 

waxana ciidamada Jabuuti ay sababeen  in magalada ay  kabaxdo mugdigii xiligaas ladagay magalada  islamarkaana u bilaawday  dhaq dhaqaa  dadka Dadka Rajo giliyay  taas oo ilaa manta  lagu munafacaday ,

AMISOM  (1) AMISOM  (3) DIYAARAD CIIDAN DIYAARAD