{DAAWO SAWIRADA} Alshabaab oo soo bandhigtay Sawiro Argagax leh, Meydadka Askar ay ku laayeen…

0
359

Warbaahinta Internet-ka Ee Ururka Al Shabaab ayaa lagu soo bandhigay Sawirro Argagax Leh kuwaasi oo Ahaa meydadka Askar la sheegay in lagu dilay Dagaal ka dhacay 24-kii Saac ee udambeeyey Degmada Diinsoor Ee Gobolka Bay.

Waxa ay Shabaabku sidoo kale Askarta Dawlada Soomaaliya ay sheegeen Meydkooda bar bar yaallay Hub uu ku jiro Qoriga PKM (Daba jeexa) oo laga furtay Askartaasi meydkooda lasoo sawiray walaw aan xaqiiqda heyn jiritaankiisa.

dilk1

dilk2

dilk3

dilk4

Dilk5