(DAAWO SAWIRADA) Musharax u taagan xilka madaxweynaha hiiraan iyo shabeelada dhxe oo manta soo gaaray b/weyn

0
375

Musharaxii ugu horeyey ii isku soo taago qabashada xilka madaxweynaha maamulka gobolada hiiraan iyo shabeelada dhaxe ayaa waxa uu manta soo gaaray magaalada b.weyne ee xarunta gobolka hiiraaan waxaana garoonka diyaarada ugaas qaliif kusoo dhaweyey boqolaal shacab ah oo is kugu jiray rag iyo dumar

Soo dhaweynkadib musharaxa madaxweynaha labada gobol ayaa waxa uu howgiisa ku booqday ugaas cabdi raxmaan ugaas qaliif ugaas rooble halkaasi uu kusoo dhaweyey ugaaska iyo qaar kamid ah golaha odoyaasha dhaqanka reer hiiiraan

Intaas kadib waxa uu kulan uu la qaatay odoyaal wax garad siyaasiin qurba jog kasoo jeeda gobolka hiiraan

Nabadoon shuuriye xuseen oo kamid ah golaha odoyaasha dhaqanka ayaa ugu horeyn soo dhaweyey wafdiga waxa uuna sheegey in loo baahan yahay in musharax kasta ee kasoo jeedo gobolka in uu yimaado magaalada b.weyne si uu ula kulmo qeybaha kala duwan ee bulshada

Musharax u taagan qabashada xilka madaxweyne ee hiiraan iyo shabeelada dhaxe  cabdi raxmaan xuseen cadoow ayaa goobta ka jeediyey qodbad dhinacyo badan baaneyso ee uu kaga hadlay hadii uu ku guuuleysto xilka madaxtinimo

hadii aad igu garab siisaan inaan ku guuleysto xilka madaxweynaha labada gobolka waxaan xooga saari doona arimaha la xariiro dhiseda ciidamo qaran sare u qaadida waxbarashada ka hor taga musuq maasuqa waxaana idenka rajeynaya inaad igu garab is taage doontaan insha allaah waxaa si daayi yire mushaxara cosub ee maamulaka hiiraan iyo shabeelada dhaxe.

Musharax  cabdi raxmaan xuseen cadoow ayaa noqonaya musharaxii ugu horeyey ee isku soo taago xilka madaxweynenimo isla markaana soo gaaray mgaalaada b/weyne ee xarunta gobolka hiiraan .

DSC01893

IMG_1755 IMG_1773

DSC01883

 

IMG_1753 IMG_1755 IMG_1789 IMG_1806 IMG_1824

IMG_1734 DSC01920

 

Sawir Qaade:-Cabdi axmed xuseen c.yare

Radio Hiranweyn Magalada Baledweyne