Faah Faahin Dheraad Ah Dagaalkii Baladweyne Iyo Qasaraha Dhimashada Iyo Dhawaca Oo Kordhay

0
412

Wararka xiligan ka sobaxayo Xafada howlwdaag Ee Magalada Baladweyne  ayaa sheegaya in dagaalkii shalay ka qarxay magaalada baledweyne oo maalintii labaad dib uga socdo gudaha Xafada Howlwadaag ee  Baledweyne uu ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac badan.

Isbitaalka guud ee magaalada baledweyne ayaa ah goobta ugu badan ee lasoo gaarsiinayay dhaawacyada labada dhinac iyo dadkashacabka ah  waxaana tirada guud ee dhaawaca isbitaalka la soo gaarsii ay mareysa 50 qof  oo iskugu jiro dhinacyada  dagaalamay  iyo dad shacab ah .

Tirada dhimashada ayaa kor u dhaaftay 13  ruux  shalay iyo maanta waxana ay iskugu jiraan oo labada dhinac iyo dadaka shacabka

Odayaal iyo wax garad ayaa doonaya iney qaboojiyaan xiisada dagaal ee labada malleeshiyo u dhaxeyso walw shalay lagu guuldareysatay  joojinta dagaalka ka socdo magalada baladweyne.