Faah Faahin Ka So Baxeyso Dagaal Manta Ka dhacay Dagmada Jalalaqsi Ee Gobolka Hiiraan

0
380

Ciidamada Dowlada iyo Xarakada Al-Shabaab oo Ku dagalamay Degan Hoosyimado Dagmada Jalalaqsi Ee Gobalka Hiiraan Gudomiyaha Dagmada Jalalaqsi Maxamed Cabdule Fiidoow Ayaa Hiranweyn  u Shegay in uu dagalka dhaxmaray ciidamada Dowlada iyo Ururka Al-shabaab.

Al-shabaab ayaa Manta  werar ku qaday Tulo aay daganayen dad reer miyi ah oo xola dhaqato iyo beraley ah waxaana lasheegay in aay Al-shabaab aay raben in aay dadkaas ka qadan lacago ama xoolo lagu shegay in aay yihiin sakawaad hase yeshe waxaa degaankas ku baxay cidamada Dowlada iyo ku Amisom oo halkaas kula dagalamay Al-shabaab.

Maxamed Cabdulle Fiidoow Waxaa u intaas ku daray  in dhankooda laga dilay 2 Askari oo Ka Tirsan Cidamada Dowlada Soomaaliya ha yeeshee dhinacooda ay ka dileen  ilaa 6 katirsan dagaal yahanada al shabab .

Ma ah markii ugu horeysay oo u dagaal dhaxmaro dadka degaanka iyo al shababka Gobolka hiiran waxana  ay tani noqotay mid so laalabatay