Turkiga oo Masjid aad u Qurux badan ka dhisay mid ka mid ah dalalka Yurub ugu caansan (Daawo Sawirada) !!

0
619

Jaaliyada dalka Turkiga oo kaashanaya dowladooda ayaa mid ka mid ah dalalka Yurub ugu caansan waxeey ka dhiseen kana hirgaliyeen Masjid aad u baaxad weyn kaas oo leh Dugsiyo Quraanka Kariimka lagu barto iyo goobo lagu cibaadeeysto .

Masjidkaan oo lagu magacaabo Kölner Zentral Masjid in Germany ama (DIDIB MOSCHE in Deutschland) ayaa waxaa ku baxday Malaayiin Euro waxaana iminka wax ku barto caruur fara badan halka ay salaad kasta ku cibaadeeystaan dhamaan Muslimiinta ku nool wadanka Germany gaar ahaan magaalada Köln oo loo yaqaan Cologne .