War Deg AH Wasiirka Amniga Qaranka Oo Kusoo Wajahan B,weyne

0
344

qaban qaabada soo dhaweynta wafdi uu hogaaminayo wasiirka amniga qaranka soomaaliya ayaa kasocoto garoonka  diyaaradaha caalamiga ah ee ugaas khaliif ee magalada beledweyne waxana halkaasi kusugan wax garadka gobolka iyo qeybaha kala duwan ee magalada beledweyne si ay usoo dhaweeyaan wafdiga wasiirka amniga

lama oga ujeedka rasmiga ah ee wafdigan balse waxa ay kusoo beegmeysaa xili ay jiraan colaado ama dagaalo u dhaxeeyo maleeshiyo beeledyo wada dega magalada beledweyne  mudo sadax maalmood ah kasocdo beledweyne kusaas oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac iyo barakac dadweyne burbur hantiyadeed intaba waxii warar ah oo kusoo koedha waxaad kala socon doontaan hiiraanweyn.net in sha allah