War Deg Deg ah” Kooxa Hubeysay Oo Afar Ruux Ku Dilay Magaalada B/weyne

0
309

Kooxa hubeysay ayaa gordhaw xaafada howlwadaag ee magaalada B/weyne ku toogtay laba ruux halka laba kalane ay ku dhaawaceen sida ay shegayaan dad ka agdhawaa halka uu dilku ka dhacay.

Labada niin ee la dilay ayaa la shegayaa in ay katirsanayaaen ciidamada dowlada halka kuwa la dhaawacana ay ahaayen dad rayid ah oo kusugna goobta uu dilku ka dhacaya sida hiiraanweyn.net u xaqiijiyen dad goob jogayaal ah.

Dableyda dilka geysatay oo ku hubesnaa bostoolada ayaa isaga baxsaday goobta waxana gaaray halkaasi ciidamada dowlada oo baaritaana ka sameyna x/wadaag oo ah halka uu dilku ka dhacay lamina oga cida ka dambeysay dilkaasi.

Waxii warar ah kala soco wararkena dambe inshaa allaah.