Wasiir Odawaa: Maamulka Koofur Galbeed ha ilaaliyo Xuquuqda dadka Gobolka Bakool

0
291

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federal-ka Cabdi-raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in laga doonayo Maamulka Koofur Galbeed ee uu hoggaamiyo Shariif Xasan Shiikh Aadan in ay la fariistaan dadka Gobolka Bakool ee dhaliilsan Maamulkiisa.

Odawaa waxaa uu sheegay in aysan jirin Laba maamul oo la isku hoos wadayo ha yeeshee wuxuu maamulka Koofur Galbeed sheegay in ay kala hadleen sidii ay dadka Gobolladooda u qancin lahaayeen.

Degmooyin ka tirsan Gobolka Bakool dhowaan waxaa laga dhisay Maamul looga magac dhigay Bakool Sare, kaasoo ay dhismihiisa ka qeyb Galeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federal-ka ah ee dalka