Wasiiradda Galmudug Oo Shaaciyay in Uu Furmi Dona Shir Udhaxea Galmud iyo Ahlusuna

0
308

Golaha wasiiradda Maamulka Galmudug kulan ay ku yeesheen Magaalada Cadaado oo Xarun KMG ah u ah Maamulkaasi ayaa sheegay in Bishaan Gudaheeda ay tagayaan Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareen oo Xilligaan Fariisin u ah Maamulka sheegtay  Gobolada Dhexe ee uu Hogaamiyo Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Golaha wasiiradda ayaa sheegay in Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ee dhuusamareb uu ka furmayo Shir u dhexeeya Galmudug iyo Ahlusunna oo dib u heshiisiin ah.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Shirkii ka dhacay Muqdisho ee Halbeega Mustaqbalka Soomaaliya ka sheegay in Wada-hadal Deg Deg ah uu la galayo Ahlusunna.