wasiirka Amniga Iyo Wafdigii Uu hogaaminayay Oo Soo Gaaray B,Weyn

0
427

wafdigii uu hogaaminayay wasiirka amniga qaranka oo soo gaaray magalada beledweyne ee xarunta gobolka waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay wafdiga garoonka diyaaradaha beledweyne waxaana wafdiga ka mida wasiiro dowlaha wsaarada maaliyada soomaaliya wasiiru dowlaha madaxtooyada soomaaliya madaxweynaha maamulka galmudug cabdi kariin xuseen guuleed

waxaana haatan wafdigan ay kulamo ku la leeyihiin xerada amisom ee duledka ceel jaale ee magalada beledweye waxaa la filayaa in ay usoo gudbi doonan gudaha magalada beledweyne halkaas oo ay dhanka galbeed ka socoto dagaalka ka socdo gelbeedka beledweyne  kaas oo ay fashilantay xabad joojin mar dhaweyd la kala dhax dhigay

waxii warar ah oo kusoo kordho waxaan idiinkugu soo gudbin doonaa halkaan oo ah hiiraanweyn .net