Allaha Unaxariistee Ugaas C/raxman Ugas khaliif Oo Goordhaw Lagu aasay Qabuuraha Daharo Ugaas

1
381

allaha U Naxariistee Ugaas cabdiraxmaan ugaas khaliif Ugaas rooble waxaa manta lagu aasay qabuuraha Dahro ugaas  ee dulledka Dagmada Halgan Ee Gobolka hiiraan abaaro 2.00 durnimo Ee Manta oo ay Tariikhdune ku beegneed/05/2016 ,

Aaska Ugaaska ayaa Waxaa ka qeyb galay boqolaal shacab  ah  oo kakala yimid  Gudaha wadanka iyo dibadiisa  kuwaas oo mal mahii la so dhafay ku suganaa Magalada baladweyne ee Xarunta Gobolka hiiraan,

dhinaca Kale Majirto  Cid katirsan Dowlada soomaaliya Iyo AMISOM Oo Ka qeyb qadatay Aaska Ugaaska  Cabdi raxmaan ugaas khaliif ugaas Rooble Oo Manta Lagu Aasay Qubuuraha Daaro Ugaas Ee Dulledka Dagmada Halgan ee Gobolka hiiraan

 

Qaar Kamid ah Dadkii ka qeyb galay aaska Marxuun ugaaska C/raxmaan ayaa Radio Hiranweyn ushegay in aysan jirin cid katirsan Mdaxda dowlada soomaliya oo manta tagtay halka lagu asayay Marxuun Ugaas cabdi raxman ugaas khaliif taas oo an la ogeyn waxa ka danbeeyo

 

Si dhab  ah loma oga sababta ay uga baaqdeen Masuliyiinta dowlada iy saraakiisha ciidamada AMISOM ee ku sugan Gobolka hiiraan

 

La soco wararkeena Danbe Insha allah

 

Comments are closed.