{DHAGEYSO} Wasiirka amniga oo ka qeyb galay salaada jinaasada ee ugaas c.raxmaan ugaas qaliif

0
317
????????????????????????????????????

Wasiirka amniga xukumada somlia c.risaaq maxamed cumar iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka somalia ayaa manta ka qeyb galay salaadii jinaaso ee lagu dukunayey allaaha u naxariisee ugaas c.raxmaan ugaas qaliif ugaas roonle oo malintii axada ku geeriyooday magaalada b.weyne ee xarunta gobolka hiiraan

c/risaaq maxamed cumar Wasiirka amniga xukumada somalia oo la hadlay warbaahinta salaada jinaaso kadib ayaa sheegey in dhamaan umada somaliyed uga tacsiyadeynayo geerida ugaaska waxa uuna ugaas c.raxmaan ku tilmaamay in uu ahaa ugaas jecel nabada in ay dhamaan dadka ku nooladaan

Dhamaan umada somaliyed ayuu ka codsaday in ay u duceeyaan ugaaska waxa uuna si gaar ah ugu tacsiyadeyey umada reer hiiraan qaasatan qowskii iyo eheladii uu ka baxay ugaas cabdi raxmaan ugaas qaliif

Halkan ka dhegeeyso codka wasiirka