Ma Dooneysaa Fariintaada Tacsiyadeed Ee Ku Aadan AUN Ugaas Cabdiraxman In Umada Lagaa Gaarsiiyo..

0
288

Umada reer Hiiraan meel walboo aay ku nool yihiin Radio Hiiraan Weyn waxey fursad u siineeysaa iney fariintooda tacsiyadeed gaarsiiyaan uma ku nool gudaha Gobolka Hiiraan.

Hadaba hadii aad dooneysid inaad Fariin tacsi ah aad u dirto Umada soomaaliyeed Qaasatan reer Hiiraan halka hoose riix oo reeb fariintaada ku Aadan geeridii naxdinta badneyd ee ku timid Ugaas Cabdi Raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble..

RIIX HALKAAN KADIBNA FARIINTAADA NOO REEB