{Dhageeyso}Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Kahadlay Sida Ay Ugu Diyaariyeen Aaska Ugaas C,raxmaan

2
402

Gudoomiye ku xigeenka dhanka armiha bulshada  maamulka Gobalka hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali  ayaa sheegay in maalwalba oo ka mid ah gobalka hiiraan ay diyaar uyahiin in lagu aaso ugaas C,raxmaan Ugaas khaliif isgona sheegay  in maamulka Gobalka Oo damaanad khaaday amaanka halka Lagu aasayo Ugaas Cabdi raxmaan Ugaas Qaliif Oo shalay ku geeriyoda magalada B,weyn

halkaan kadhageeyso codka 

Comments are closed.