Meydka Ugaas C/Raxmaan Ugaas Khaliif Oo Goor Dhaw Lageyay Dagmada Halgan

0
357

Meydkii ugaas cabdi Raxmaan Ugaas khaliif ayaa Hada waxaa la geyay dagmada halgan ee gobolka hiiraan Kadib markii manta salaada jinaasada lagula dukady  Duleedka magalada baladweyne ,

 

Dadkii Galbinayay  ayaa goor dhaw waxa ay si nabad galyo ah ku tageen dagmada halgan ee Gobolka hiiraan waxana halkaas ku so dhaweyay odayaal dhaqameedyo iyo shacabka Dagmada halgan Waxaha  Gaariga Laga Dajiyay Meydka ugaaska waxana la dhigay Gurigii U ku lahaa Ugaas C.raxmaan Ugas khalif si logu diyaar garobo aaska ugaaska

 

Allaha U naxariistee Meydka Ugaaska  Cabdi Raxmaan Ugaas Khaliif ayaa Lagu wadaa in lagu aaso Qabuuraha Daaro Ugaas Ee Duleedka  Dagmda Halgan Ee Gobolka hiiraan