Tacsi jaaliyada Reer Hiiraan Ee Dalka Mozambique Oo Tacsi Udiray Bahweynta Xawaadle Iyo Umada Soomaaliyeed

0
347
????????????????????????????????????

Inalilaah Wa Inaa ilehi rajicuun
Waxaa halkaan tacsi tiraanyo leh Ka diraayo  Jaliyada reer hiraan Ee wadanka Mozambique

Waxaa ugu  horeeyo gudoomiyaha. Jaliyada

1-abdirizak sheikh daahir
2-moalim hassan Durdage
3-moalim abdullaahi Xusen Wasuge
4-moalim omar Mohamud ali weyne
5-muse Abdulle Arale
6- Yahye sh.yusuf Durdage
7-Elmi Husein Wahir
8- Husein sheikh yusuf
9-ali osman Takar
10- mohamed Abdulle Rooble

Iyo dhaman Jaliyada reer Mozamboque
Waxaan tacsi tiranyo leh u direynaa dhaman umada somaliyeed gaar ahaan reer hiraan
Qoskii Iyo eheladii uu Ka tagay Ugaas Abdirahmaan Ugaas Khalif
Waxaa uu ahaa Ugaas nabadeed  ilaah ha u naxariisto janatu firdowao ilaah haka waraaboyo. Qabrogisa ilaah ha u waasaciyo