Friday, October 20th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADAD} :4-Koox oo iskugu soo hartay Semi-finalka Champions League iyo xiliga Qori tuurka la sameenayo

Published on April 20, 2017 by   ·   No Comments

Afar kooxood ayaa iskugu soo hartay Semifiinka koobka horyaalada Yurub ee UEFA Champions League waxaana tartan-kaan laga reebay kooxo aad u adkaa xili ciyaareedkaan balse damacooda daaqada laga saaray .

Kooxda Juventus oo mataleysa dalka Talyaaniga ayaa bareejo 0-0 la gashay naadiga reer Spain ee Fc Barcelona , waxaana sidaas ku soo baxday Juventus oo lugtii hore 3-0 ku soo badisay . Dhanka kale naadiga reer France ee As Monaco ayaa 3-1 ku suul daaray kooxda Borussia Dortmund ee horyaalka Germany waxaana isku dar labadii kulan ee la ciyaaray 6-3 ku soo baxday As Monaco .

Kooxda Los Blancos Real Madrid ayaa 4-2 ku reebtay naadiga Fc Bayern München halka Atletico Madrid isku dar labadii kulan ay la ciyaartay Leicester City ay ku soo baxday 2-1 . Isku aadka ama Qori tuurka koobka horyaalada Yurub ee UEFA Champions League ayaa lagu wadaa in sameeyo beri oo jimce ah haduu Alle idmo , saacadu marka ay tahay 12-duhurnimo .







Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Dowladda Soomaaliya oo todobaadyada soo socda qaadeysa Dagaal Ka dhan ah Al shabab

October, 20, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa todobaadyada soo socda qorsheyneysa inay qaado howl gal ballaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab, iyadoo ...

Idaacada Hiiraanweyn Ee G,Hiiraan Oo Maanta Bilaawday Dhaqaalo arurin Lo sameynaayo Dadkii ku waxyeelobay qaraxii Ka dhacay Muqdisho

October, 20, 2017
Gudiga iskugu jiro Dhalinyaro iyo Culumaa u diin ayaa reer Baladweyne ah ayaa ku sugan Xarunta Warbaahinta Hiiraanweyn ...

Madaxweyne Farmaajo oo si KMG ah ugu guurayo degmada Afgooye.

October, 20, 2017
Guluf colaadeed iyo dhaq dhaqaaq Ciidan aan nuuciisa hore loo arag ayaa ka bilaawday magaalada Muqdisho iyo Guud ...

Haweeney bastoolad ku hubeysan oo markii ugu horeysay dil ka geysatay Muqdisho

October, 20, 2017
Haweeney ku hubeysan bastoolad ayaa xalay nin ka tirsan dadka degaanka ku toogatay xaafada Xamar bile oo ka ...

Ciidanka ammaanka Puntland oo Qarax ku qabtay Boosaaso

October, 20, 2017
Ciidanka ammaanka maamulka Puntland ayaa gelinkii dambe ee shalay fashiliyey Qarax la dhigay isgoyska Gaaca ee magaalada Bosaso ...

Kuuriyada waqooyi oo Australia uga digtay siyaasadaha Trump

October, 20, 2017
Dowlada Australia ayaa sheegtay in Kuuriyada waqooyi ay u soo qortay warqad furan baarlamaanka dalkaasi. Warqadan ayaa dowladda Australia ...

{DHAGEEYSO} Madaxda Dalka Oo Ku Dhawaaqday Dagaal Ka Dhan Ah Al-Shabaab

October, 20, 2017
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jmhuuriyada Soomaaliya ayaa sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya dalka oo dahn uu ...