Monday, February 19th, 2018
Advertisements
Advertisements

El Clasico: Barcelona Oo Ku bad bartay Reaal Madrid & Catlanka Oo La Wareegeen Hogaanka La Liga

Published on April 24, 2017 by   ·   No Comments

Ciyaar waali ah ka dib Real Madrid ayaa lagu dubtay groonkeeda xili Messi oo rikoor cusub ka dhigay garoonka Benabue iyo xirfadiisa kubada cagta waxeyna ka dhigantahay in kooxahan ay isku dhibco noqonayaan inkastoo real kulan baaqi ah ay hesyato.

Waa kulanka ugu taageeraha badan dunida waana midka loogu Daawasho badanyahay markey timaado daawashada ciyaara kubada cagta.

Kulanka ayaa ahaa mid ay si weyn ugu rajo weyneed Los Blancos in ay ku adkaato garonkeed Barnebue kaasoo ay awood gaar ah ay ku leedahay markii ay ku ciyaareyso gurigeeda.

Enrique iyo kooxdiisa ayaa ciyaarta kusoo galeen niyad jab maadama uu ka maqnaa xidiga reer Brazil ee kulankii hore si weyn ciyaarta El Clasico ugu muuqday inkastoo u ku fashilmay kulanka Juventus in uu kooxda ka saacido in ay usoo baxdo wareega xiga ee tartanka Champions league.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Duqa Muqdisho iyo Ganacsatada oo ka wada hadlay cabashooyinka jira

February, 19, 2018
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la yeeshay Guddiga Ganacsatada ...

Xukuumadda Somaliya Oo Amartay In La Xiro Dad Ka Ganacsada Cunnooyinka Gargaarka

February, 18, 2018
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Saraakiisha Wasaaradaas ay ...