{DAAWO SAWIRADA} Cunsuriyada reer Faransa ee Marine Le Pen oo Ukumo lagu weeraray & dhibka qabsaday

0
26

Doorashada madaxtinimada dalka Faransiiska oo maanta lagu kala bixi doono ayaa hadane waxaa goobaha doorashada wali tagi la haweeneyda hogaamisa xisbiga Cunsuriyiinta ee (FN) Marine Le Pen .

Marine Le Pen oo dooneeysay in ay codkeeda dhiibato ka dibna qudbad jeediso ayaa waxaa Ukumo la dhacay dad shacab ah oo aad u careeysan kuwaas oo ku eedeeyay inay dab ku sii shideyso dhibaatada ka taagan gudaha dalka Faransiiska .

Goobtii coadadka doorashada ka socotay ayaa mar quraah lagu kala cararay maadaama Ukumaha sidoo kale la la dhacay rag ka tirsan xisbiga Cunsuriyiinta (FN) oo ay hogaamiso Marine Le Pen.

Natiijada dooraashada dalka Faransiiska oo caawa lagu dhawaaqi doono ayaa waxaa wali ku horeeya siyaasiga da´da yar ee Emmanuel Marcon .






LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here