{DAAWO SAWIRADA} Faah Faahin Dheraad Ah Oo Ka sobaxeyso Qarax goordhaw ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho

0
65

Maqaayadda Baar Italiano Coffee ayaa ku dhow dhismaha Xarunta Waaxda Socdaalka ama gurigii Shaqaalaha ee Wadada Maka Mukarama.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo la dhigay agagaarka maqaayada uu qarxay.

Khasaare kala duwan ayaa la sheegaya inuu qaraxa ka dhashay, waxaana adag in la helo faah faahin horu dhac ah.

Inta badan maqaayadaha ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa muddooyinkii u dambeeyay bartilmaameed u noqday qaraxyada loo adeegsado baabuurta oo ay mas’uuliyadiisa sheegato Al-Shabaab

La soco wixii warar ee ku soo kordha Qaraxa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here