Wednesday, June 28th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Horyaalka Premier Leaque-ga oo lagu guuleesatay io Debaal degyo socda

Published on May 13, 2017 by   ·   No Comments

Kooxda kubbada cagta Chelsea ayaa  u dabaal degeysa ku guuleysiga Koobka Premier Leaque-ga , kadib markii guul muhiim ah ay ka gaartay kooxda West Brom oo ay marti ugu aheed gurigeeda, taageerayaasha Chelsea ayaana sameenaya dabaal degyo waa weyn

Ciyaar xiiso badan oo kooxda Chelsea  la yeelatay Kooxda West Brom ayaa dhamaadkii ciyaarta gool muhiim u ahaa kooxda waxaa u dhaliyay xiddiga Michy Batshuay, waxaana guushan Chelsea u sahashay in ay ku guuleesato Koobka Premier League.

Macalinka Kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa xili ciyaareedkiisii ugu horeeyay Chelsea kula guulaystay koobka Premier Leaque-ga waana tababarihii afraad ee taariikhdan gaadhay heerkan oo kale ,waxanaa hore u soo sameeyay taariikhdan ,Mourinho , Ancelotti iyo Pellegrini .





Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Daawo Sawirada “Ra’iisul Wasaaraha oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Badaha

June, 28, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga amniga Badaha, kaasoo looga hadlayay arrimo dhowr ...

{DAAWO SAWIRADA} Qaar kamid ah maxaabiis uu dhawaan cafis u fidiyay madaxweynaha Jubaland oo la sii daayay

June, 28, 2017
Qaar kamid ah maxaabiis uu dhawaan madaxweynaha Jubaland cafis u fidiyay munaasabadda ciidda awgeed ayaa maanta laga sii ...

Talyaaniga oo xiray Nin Soomaali ah oo loo heysto tacaddiyo U Geystay

June, 28, 2017
Saraakiisha dowladda Talyaaniga ayaa sheegaya inay xireen nin Soomaali ah oo lagu eedeynayo in uu ku lug leeyahay ...

Dowladda Soomaaliya oo Dalbatay Markabkii Sameyn lahaa Fiiladii Internet-kii go’ay

June, 28, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa markabkii sameyn lahaa Fiiladii Internet-ka Fibre Optic eek a go’ay Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ka ...

Dowladda Soomaaliya oo markabkii sameyn lahaa Fiiladii Internet-kii go’ay ka dalabtay Cummaan

June, 28, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa markabkii sameyn lahaa Fiiladii Internet-ka Fibre Optic eek a go’ay Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ka ...

Maydad Muhaajiriin ah oo laga helay Xeebaha Dalka Liibiya, iyo Tiradda Maydadka la helayo ilaa iyo hadda oo aad u sara maray

June, 28, 2017
Waxaa xeebaha dalka Liibiya laga helay meydad gaaraya 25 qaf oo muhaajiriin ahaa kuwaasi oo isku dayayay in ...

Imaraadka oo sheegtay in Cunaqabtayn dheeraad ah la saarayo Qadar Hadii aysan Aqbalin Dalabka Xulufada

June, 28, 2017
Dowladda Imaaraadka u Fadhiya Ruushka ayaa ku goodiyay in cunuqabatayn dhaqaale oo dheeraad ah la saari doonodowladda Qadar ...