{DHAGEYSO} Markii Ugu Horeysay Ciidamada Baanbeyda Oo lagu wareejiyay Qalab Casri ah

0
25

Dowladda Talyaaniga ayaa ku wareejisay Ciidamada Baanbeyda qalab ay ugu deeqday.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Talyaaniga ayaa warbaahinta u sheegay in qalabkaan loogu tala galay in lagu hormariyo Ciidamada Baanbeyda oo ka mid ah Ciidamda booliska Soomaaliyeed.

Qalabka lagu Wareejiyay Ciidamada Baanbayda ayaa waxaa ka mid ah qalabka Turabooyinka Muusika, iyo qeybo badan oo ka mid ah qalabka ay ku shaqeyaan ciidamada Baanbeyda.

Qalabkaan ayaa waxaa soo dhiibay qeybta Ciidamada Baanbeyda ee dowladda Talyaaniga waxaana guddoomay taliye ku xigeenka labaad ee Ciidamada Booliska somaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed.

Taliyaha Ciidamada Baanbeyda Maxamed Cali Xalaal oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dowladda Talyaaniga Markii horaba ay taageeri jirtay Ciidamada Baanbeyda,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here