{DHAGEYSO} Qorshahii Lugu Furilahaa Wadada Isku Xirto Baladweyne Iyo Bullo burte Oo La Bilaabay

0
25

Gudoomiyaha Dagmada Halgan ee gobolka hiiraan guhaad cabdi warsame  ayaa sheegan in ay bilaabayaan Howlgal Lagu furaayo  wadad isku xirto Magaalooyinka Baladweyne iyo Bullo burte kaas oo in kabadan 4 sano u xiran xarakada al shabab,

Talabadan lagu furaayo wadada isku xirto Baladweyne iyo Bullo burte ayaa waxaa ay imaaneysaa xili ciidamada Itoopiya oo ay wehliyaan kuwa dowlada soomaaliya  ay dhawaan la wareegeen Gacan ku haaynta Dagmada Halgan Ee Gobolka hiiraan,

Lama oga sida ay uga dhabeyn karaan hadalkan ka sobaxay maamulka Dagmada Halgan ee Gobolka hiiraan ee ku adan furitaanka wadad isku xirto Magaalooyinka Baladweyne Bullo burte iyo Halgan oo dhamaantood kawada tirsan Gobolka hiiraan,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here