Howlgallo laga sameeyay Magaalada Muqdisho

1
33

Ciidamada Booliska gobolka Banaadir ayaa xalay howlgallo lagu xaqiijinaayo Ammaanka waxa ay ka sameeyeen isgoysyada magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Ciidamada ayaa howlgallo ka fuliyay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.

Howlgaladaan ayaa waxaa looga kol lahaa sidii loo xaqiijin Ammaanka Caasimadda.

Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Banaadir  iyo gudoomiyaha Kaxda ayaa ku gaaf wareegay Wadooyinka Degmadaasi iyadoo ka sameeyay howgal kooban oo lagu xaqiijinaayay Ammaanka.

Axmed Xasan Maalin taliyaha qeybta guud ee ciidaanka Booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan howlgallo lagu xaqiijinaayo Ammaanka.

1 COMMENT

  1. Waxey iltahay knee waxamaan LA yiraahsdo eey jirin oo half xaafad uun lagu Sufi Karin amniga waxey kasoobiyaan hoowlgalka half dagmo marabaan ineey muqdisho nabad noqoto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here