Qof Shacab ah ayaa ku dhintay Laba kalane wey ku dhawacmeen Kadib Dagaal Gobolka hiiraan Ku dhaxmaray Al shabab Iyo Ciidanka Itoopia

0
32

Ciidamo Ethiopian ah oo ka baxay deegaanka Garasyaani ee Gobalka Hiiraan ayaa dagaal ku qabsaday inta u dhaxeyso Deegaanka Garasyaani Iyo Nuur fanax ee Gobalkaasi Hiiraan ,

 

Ciidamo Katirsan Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday Ciidamada  Ethiopia oo ka soo baxay deegaanka Halgan oo ay dhawaan ka qabsadeyn Al-shabaab, Lamana oga qasaaraha so kala gaaray Al shabab iyo Ciidamada Itoopiya ee u dagaalka dhaxmaray,

 

Dhinaca kale dagaalka dhaxmaray Ciidamada itoopiya iyo al shabab ayaa waxaa qasaaro ka so gaartay dad shacab ah oo ku sugnaa Nawaaxiga Degaannada Lagu dagaalamay

 

inta la ogyahay 1 qof ayaa ku dhintay 2 kalane wey ku dhawacmeen  sida ay hiiraanweyn u shegeen e heladada dadka dhawacmay ,

 

Labada qof ee Ku Dhawacmay Dagaalka dhaxmaray ciidamada itoopiya iyo kuwa shabab ayaa la sogaarsiyay Isbitaalka magalada Baladweyne oo hada lagula tacalayaa xaaladooda caafimaad,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here