{SAWIRO} Dheraad ah Oo Laga Helay Maqaaxidii uu Qaraxa Ka dhacay Ee Wadadada Maka Al Mukarama

0
37

Sawirro hordhac ah ayaa laga helayaa qaraxii xooganaa ee galabta ka dhacay Maqaayadda Baar Italia ee wadada Maka Al-mukarama.

Ku dhawaad 5 ruux ayaa lasoo sheegayaa iney dhinteen halka tiro intaas ka badana ay ku dhaawamceen, waxaana dadka dhintay u badnaa dad shacab ah.

La soco Faah Faahin iyo Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here