Shirkadda Facebook oo ciqaab adag loogu hanjabay haddii ay fulin weyso dalab loo diray

0
44
26 Apr 2010, Straubing, Bavaria, Germany --- The shadows of youth using Facebook in Straubing, Germany, 26 April 2010. Facebook unveiled a new messaging system on 15 November 2010 that will allow users to see all their various message feeds in one location and which ups the rivalry between the social networking site and Google. Facebook CEO Mark Zuckerberg described the service as 'modern messaging' and said it would combine email, instant messages, Facebook messages and SMS, as well as giving Facebook's 500 million members their own "@Facebook.com" email addresses. The initial deployment started Monday for US members and will gradually rollout to all Facebook members over the course of a few months. Photo: Armin Weigel --- Image by © Armin Weigel/dpa/Corbis

Xukuumada milateriga ee dalka Thailand ayaa u qabatay shirkada Facebook ilaa iyo talaadada soo socota inay shabakadooda kaga saaraan fariin ka soo horjeeda boqortooyada dalkaas.

Masuuliyiintu waxay doonayaan in barta bulshada laga saaro 130 fariimood waxayna ka digeen haddii laga saari iney ka dhalan doonto ciqaab ka dhan ah faceboob oo aysan sheegin nooca ay tahay.

Shirkadda Facebook waxay sheegtay in ay ka baarandegayaan codsiga ka yimid dowlada ee ah in la xayiro waxyaabahaas ayna fulin doonaan hadii ay cadaato in ay xad gudub ku yihiin qaanuunka dalkaa u yaal.

Thailand waxa ay leedahay sharci addag oo ilaaliya sharafta boqortooyada oo aan xitaa ogolayn dhaleeceeyn aad u fudud.

Sharcigaas waxaa si adag loo dhaqan geliyay intii uu jiray maamulka milateriga ahaa ee awooda kula wareegay inqilaabka milateri sedex sano ka hor kaasoo dalkaas ku maamula gacan bir ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here