Ugaas Cabdi Dhoore oo Muqdisho lagu dhaawacay

0
19

Degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir gaar ahaan xaafada Labo Dhagax waxaa gelinkii dambe ee maanta lagu dhaawacay Ugaas ka soo jeeda Degaanada Galmudug.

Koox ku hubeysan Bastoolado ayaa la sheegay in ay ka dambeeyeen dhaawaca loo geystay Ugaaska, iyaga oo goobta ka baxsaday falka kadib.

Ugaaska la dhaawacay ayaa Dadka Degaanka waxa ay magaciisa ku sheegeen Cabdi Dhoore, kaasi oo ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka ee xildhibaanada ku soo doortay Degaanada Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here