War Deg Deg Ah : Shirkii London oo goordhaw si Rasmi ah u furmay (Halkan Toos uga Daawo)

0
24

Waxaa goordhaw magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska si rasmi ah uga furmay shirkii looga hadlayay arimaha Soomaaliya, waxaana shirkan ka qeyb galaya Madaxda Soomaaliya, Madax kasocota Bariga Afrika iyo Madax kale oo caalamka ka socota oo lagu casuumay shirka.

Shirkan ayaa inta uu socdo waxaa diirada lagu saarayaa arimo muhiim ah ay kamid yihiin Nabad galyada Soomaaliya, Arimaha Siyaasada, Dhaqaalaha, Arimaha Bini’aadanimada iyo arimo kale oo aad muhiim ugu ah Dowlada Soomaaliya.

Halkan Toos Uga Daawo Shirka London ka Furmay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here