Wednesday, June 28th, 2017
Advertisements
Advertisements

Ciidamada Puntland Oo Heegan La Geliyay Kadib Markii Ay Soo Gaartay Dagaalyahanada Al-Shabaab…

Published on June 19, 2017 by   ·   No Comments

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa heegan buuxa la geliyay ciidamada kala duwan ee Maamul goboleedka Puntland kaidb markii ay saraakiishu sheegeen in ay dareemeen dhaqdhaqaaqyo ay wadaan dagaalyahano ka tirsan Daacish iyo Al-Shabaab kana wadaan dhanka Buuraha Galgala.

Dhanka kalena, Ciidanka Maamulka Puntland ayaa waxa ay howlgalo xooggan ka wadaan bartamaha magaalooyinka waaweyn ee Puntland iyo kantaroolada, kadib markii ay soo bateen gaadiidka xamuulka ah ee soo galaya deegaanada Puntland iyagoo ka shaki qaba in qaraxyo la soo saaro.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu helayno ayaa sheegaya in ciidanka  ee ku sugan buuraha Galgala ay heleen xogo ku saabsan halka ay ku sugan yihiin dagaalyahanada Daacish iyo Al-Shabaab.

Tan iyo markii deegaanka Af-Urur ee Gobolka Bari ay weerar khasaaro dhaliyay ku qaadeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxaa ciidamada maamulka puntland ay wadeen howlgallo iyo waliba feejignaan dheeri ah iyagoo ka cabsiqaba in weeraro kale lagu soo qaado.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Qaar kamid ah maxaabiis uu dhawaan cafis u fidiyay madaxweynaha Jubaland oo la sii daayay

June, 28, 2017
Qaar kamid ah maxaabiis uu dhawaan madaxweynaha Jubaland cafis u fidiyay munaasabadda ciidda awgeed ayaa maanta laga sii ...

Talyaaniga oo xiray Nin Soomaali ah oo loo heysto tacaddiyo U Geystay

June, 28, 2017
Saraakiisha dowladda Talyaaniga ayaa sheegaya inay xireen nin Soomaali ah oo lagu eedeynayo in uu ku lug leeyahay ...

Dowladda Soomaaliya oo Dalbatay Markabkii Sameyn lahaa Fiiladii Internet-kii go’ay

June, 28, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa markabkii sameyn lahaa Fiiladii Internet-ka Fibre Optic eek a go’ay Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ka ...

Dowladda Soomaaliya oo markabkii sameyn lahaa Fiiladii Internet-kii go’ay ka dalabtay Cummaan

June, 28, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa markabkii sameyn lahaa Fiiladii Internet-ka Fibre Optic eek a go’ay Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ka ...

Maydad Muhaajiriin ah oo laga helay Xeebaha Dalka Liibiya, iyo Tiradda Maydadka la helayo ilaa iyo hadda oo aad u sara maray

June, 28, 2017
Waxaa xeebaha dalka Liibiya laga helay meydad gaaraya 25 qaf oo muhaajiriin ahaa kuwaasi oo isku dayayay in ...

Imaraadka oo sheegtay in Cunaqabtayn dheeraad ah la saarayo Qadar Hadii aysan Aqbalin Dalabka Xulufada

June, 28, 2017
Dowladda Imaaraadka u Fadhiya Ruushka ayaa ku goodiyay in cunuqabatayn dhaqaale oo dheeraad ah la saari doonodowladda Qadar ...

Maraykanka oo baaraya Weerarka Kombiyuutarrada

June, 28, 2017
Maamulayaasha Maraykanka ayaa sheegay inay baarayaan weerar baahsan oo lagu qaaday hanaanka kombiyuutarrada ee dunida. Golaha amaanka qaranka ee ...