Friday, October 20th, 2017
Advertisements
Advertisements

Ciidanka dowladda oo xiray Waddooyinka jid caddayaasha ah

Published on June 18, 2017 by   ·   No Comments

Ciidamada Nabad Suggida ayaa xalay gooyay wadooyin muhiim u ahaa isu socodka dadka iyo gaadiidka Magaalada Muqdisho, xilli ciriiri badan uu ka jiro Magaalada gudaheeda.

Xalay ciidamada Nabad Suggida ayaa guud ahaan jaray wadooyinka jidcadyaasha ee dhexmara xaafadaha, waxaana hawlgalka lagu jaray wadooyinkaasi uu ka soo bilowday Isgoyska Danwadaagaha, iyadoo lagu geeyay Isgoyska Soobe ee Degmada Hodan.

Gaariga ka soo baxa Isgoyska Danwadaagta ma helaayo wado uu ka leexdo illaa uu ka yimaado Isgoyska Soobe, taasi oo ka dhigan in dhamaan jidcadyaashii xaafadaha dhexmaraayay lagu jaray caro tuur iyo dhagxaan.

JID CADE

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Idaacada Hiiraanweyn Ee G,Hiiraan Oo Maanta Bilaawday Dhaqaalo arurin Lo sameynaayo Dadkii ku waxyeelobay qaraxii Ka dhacay Muqdisho

October, 20, 2017
Gudiga iskugu jiro Dhalinyaro iyo Culumaa u diin ayaa reer Baladweyne ah ayaa ku sugan Xarunta Warbaahinta Hiiraanweyn ...

Madaxweyne Farmaajo oo si KMG ah ugu guurayo degmada Afgooye.

October, 20, 2017
Guluf colaadeed iyo dhaq dhaqaaq Ciidan aan nuuciisa hore loo arag ayaa ka bilaawday magaalada Muqdisho iyo Guud ...

Haweeney bastoolad ku hubeysan oo markii ugu horeysay dil ka geysatay Muqdisho

October, 20, 2017
Haweeney ku hubeysan bastoolad ayaa xalay nin ka tirsan dadka degaanka ku toogatay xaafada Xamar bile oo ka ...

Ciidanka ammaanka Puntland oo Qarax ku qabtay Boosaaso

October, 20, 2017
Ciidanka ammaanka maamulka Puntland ayaa gelinkii dambe ee shalay fashiliyey Qarax la dhigay isgoyska Gaaca ee magaalada Bosaso ...

Kuuriyada waqooyi oo Australia uga digtay siyaasadaha Trump

October, 20, 2017
Dowlada Australia ayaa sheegtay in Kuuriyada waqooyi ay u soo qortay warqad furan baarlamaanka dalkaasi. Warqadan ayaa dowladda Australia ...

{DHAGEEYSO} Madaxda Dalka Oo Ku Dhawaaqday Dagaal Ka Dhan Ah Al-Shabaab

October, 20, 2017
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jmhuuriyada Soomaaliya ayaa sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya dalka oo dahn uu ...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo AMISOM Kala Hadlay La Dagaalanka Al-Shabaab

October, 20, 2017
Cabduweli Jaamac Gorod taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Saraakiisha ugu sareeysa Ciidamada Midowga Afrika ...