Wednesday, June 28th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Dowladda Shiinaha Oo Maraakiib Dagaal U Soo Dirtay Xeebaha Soomaaliya

Published on June 18, 2017 by   ·   No Comments

Dowladda China ayaa kala hadashay Midowga yurub sidii ay kaga qeyb qaadan laheyd Howlgalka ka hortaga Burcad baddeeda ee Midowga Yurub ay ka wadaan Badda Soomaaliya xilli ay dib ay usoo cusboonaadeen dhaq dhaqaaqyo ka dhan ah waxa loogu yeero Burcad badeeda Soomaaliyeed ee ka qowleysto Badda Indian Ocean iyo meello ka baxsan.

Taliyaha Ciidamada Xureynta dadka ee China Captain Wang Zhongcai ayaa sheegay in dowladiisu ay diyaar u tahay ka hortaga Burcad Badeeda meel walbo oo ay joogaan, si buu yiri loo helo marin badeed ka caagan burcada oo ay iskaga kala gooshaan maraakiibta ganacsiga.

“Waxaan howlgalka Atlanta ku biirineynaa Maraakiib dagaal iyo cutub ka mid ah ciidamada China oo lagu magacaabo Huang Gang oo aan ogahay in howshooda ay siday tahay kagansoo bixi doonaan” ayuu yiri Captain Wang.

Taliyaha Howlgalka Atlanta Admiral Rafael Fernández ayaa dhankiisa sheegay in ay soo dhaweynaayaan waxa uu ku tilmaamay saaxiibka cusub ee kusoo biiray howlgalka uu hogaamiyaha ka yahay ee burcad badeeda looga sifeeynaayo Xeebaha Soomaaliya.

Kulankaan ay wada qaateyn Dowladda China iyo Madaxda Holwgalka Atlanta ayaa waxa uu noqonayaa kulankii labaad oo ay wada qaataan kadib markii ay china kasoo qeyb gashay kulan bilawga sanadkaan lagu qabtay wadanka Spain.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Daawo Sawirada “Ra’iisul Wasaaraha oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Badaha

June, 28, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga amniga Badaha, kaasoo looga hadlayay arrimo dhowr ...

{DAAWO SAWIRADA} Qaar kamid ah maxaabiis uu dhawaan cafis u fidiyay madaxweynaha Jubaland oo la sii daayay

June, 28, 2017
Qaar kamid ah maxaabiis uu dhawaan madaxweynaha Jubaland cafis u fidiyay munaasabadda ciidda awgeed ayaa maanta laga sii ...

Talyaaniga oo xiray Nin Soomaali ah oo loo heysto tacaddiyo U Geystay

June, 28, 2017
Saraakiisha dowladda Talyaaniga ayaa sheegaya inay xireen nin Soomaali ah oo lagu eedeynayo in uu ku lug leeyahay ...

Dowladda Soomaaliya oo Dalbatay Markabkii Sameyn lahaa Fiiladii Internet-kii go’ay

June, 28, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa markabkii sameyn lahaa Fiiladii Internet-ka Fibre Optic eek a go’ay Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ka ...

Dowladda Soomaaliya oo markabkii sameyn lahaa Fiiladii Internet-kii go’ay ka dalabtay Cummaan

June, 28, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa markabkii sameyn lahaa Fiiladii Internet-ka Fibre Optic eek a go’ay Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ka ...

Maydad Muhaajiriin ah oo laga helay Xeebaha Dalka Liibiya, iyo Tiradda Maydadka la helayo ilaa iyo hadda oo aad u sara maray

June, 28, 2017
Waxaa xeebaha dalka Liibiya laga helay meydad gaaraya 25 qaf oo muhaajiriin ahaa kuwaasi oo isku dayayay in ...

Imaraadka oo sheegtay in Cunaqabtayn dheeraad ah la saarayo Qadar Hadii aysan Aqbalin Dalabka Xulufada

June, 28, 2017
Dowladda Imaaraadka u Fadhiya Ruushka ayaa ku goodiyay in cunuqabatayn dhaqaale oo dheeraad ah la saari doonodowladda Qadar ...