Friday, August 18th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Sida Real Madrid Ay Juventus Uga Adkaatay Iyo Dabaal Dagyadii Koobka Facaweyn Ee Champions League

Published on June 4, 2017 by   ·   No Comments

Cayaartan oo aheyd mid siweyn loo wadda sugayay ayeey Real Madrid xaqiiqsatay guusha Champions League lugtii ugu danbeysay kaddib markii 4-1 ku garaacday kooxda kubadda cagta ee Juventus.

Cayaaryahanka Cristiano Ronaldo ayaa daiiqaddii 20-aad ka dhaliyay kooxda Juventus goolkii ugu horeeyay, hasse ahaatee wax yar uun kaddib daqiiqadii 27 waxaa gool aad u qurux badan ka dhaliyay kooxda Real Madrid Mario Mandzukic oo kubad uu siwanaagsan u qaabeystay ku hubsaday goolka kooxda Real Madrid.

Markii leysugu soo laabtay qeybtii labaad ee cayaarta waxaa goolkii 2aad u dhaliyay kooxda Real Madrid cayaaryahan Casemiro, halka Cristiano Ronaldo uu dhaliyay goolkiisii saddexaad, waxaase rajadii kooxda Juventus baabi’iyay Marco Asensio oo badal ku soo gallay cayaarta.

Ugu danbayn Cayaarta ayaa ku dhamaatay 4:1 ay Real Madrid ku dubatay Juventus isla markaana ay taariikh cusub ugu abuurtay kooxaha Yurub iyada oo noqotay kooxdii ugu horaysay ee difaacatay koobka UEFA Champions Leaque-ga intii qaabka hadda yahay loo dhigay horaantii sagaashamaadkii.

Inkastoo guushan Real Madrid ay u noqoneyso mid muhiim u aheyd, haddana dhinaca kale waxaa siweyn ugu baahi qabay koobankan kooxda Juventus, balse rajadaasi ma noqon mid hergasha waloow bilowgii hore ee cayaarta kooxda Juventus ay la soo gashay cayaar aan laga fileyn iyadoo weeraro xoogan ku qaaday goolka kooxda Real Madrid.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Deg Deg Muqdisho looga Yeeray,

August, 18, 2017
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa gelinkii dambe ee maanta safar deg deg ah ku aaday magaalada ...

Al.shabaab oo dad ku dilay Degmada lamuu Ee Dalka Kenya

August, 18, 2017
Wararka ka imanaya deegaanka lagu magacaabo Maleli oo ka tirsan degmada Lamu dalka Kenya, ayaa sheegaya in Al-shabaab ...

Madaxweynaha G/galbeed oo Sheegay in amaanka wax laga badalay

August, 18, 2017
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in ay isku xiran yihiin ammaanka iyo dhaqaalaha, ...

Madaxweyne Gaas Oo gaaray Dalka sacuudiga

August, 18, 2017
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa xalay gaaray magaalada Jeddah dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, maalin un ...

Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal shalay ka dhacay deegaanka Xeraale

August, 18, 2017
Waxaa soo baxay faahfaahin ku saabsan qasaaraha ka dhashay dagaal shalay markale ku dhex maray deegaanka Xeraale maleeshiyo ...

{DHAGEYSO} Barnaamijka waxbarashada Ee Radio Hiranweyn Magaalada Baladweyne

August, 18, 2017
Dhageysatayaasha  sharafta leh ee  Radio Hiranweyn ee Magaalada Baledweyne, Ee ku xiran Webkeena Www.hiiraanweyn.net ama hiranweyn.com, Waxaan idin soo gudbineyna Barnaamijka ...

FAAH FAAHIN DHEERAD AH:.Askar lagu dilay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool

August, 18, 2017
Laba Askari oo booliis ah kana mid ahaa ilaalada goob laga qaadanayay kaadhadhka doorashada somaliland ayaa  lagu dilay ...