Friday, October 20th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Tartan Kubada Cagta Oo logu Magacdaray Koobka Nabada Ayaa Laga Furay Xafada Howlwadaag Ee Baladweyne

Published on June 9, 2017 by   ·   No Comments

Tartankan oo logu magacdaray tartanka nabada iyo isdhaxgalka bulshada Xafada Howlwadaag ee Magalada Baladweyne ayaa waxaa so qaban qaabiyay Ururka dhalinyarada Gobolka hiiraan,

Munaasabad kooban oo ka dhacday xafada Howlwadaag ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha xiiriirka Kubada Cagta Gobolka hiiraan Iyo Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka hiiraan Maxamed Cabdulaahi buraale Raaxeeye iyo dhalinyaradii ka qeyb galeysay tartankaas,

Tan iyo markii laguda galay bisha barakeysan ee Ramadaan waxaa xafadaha magalada Baladweyne ka socday Tartamo kala duwan  oo logu tala galay in is dhaxgalka korloogu nqaado waxana ka qeyb galaayo tartamadaas dhamaan bahda cayaaraha Baladweyne,

Dhawaan ayeey aheyd markii ay fureen tartanka cayaartooyda  Cuslaatay Ururka dhalinyarada Gobolka hiiraan kaas oo ay ku tartamayaan cayaartooy ka kala socoto xaafadaha Magalada Baladweyne

Aadan Cabdi Axmed 

Radio Hiranweyn Baladweyne

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Idaacada Hiiraanweyn Ee G,Hiiraan Oo Maanta Bilaawday Dhaqaalo arurin Lo sameynaayo Dadkii ku waxyeelobay qaraxii Ka dhacay Muqdisho

October, 20, 2017
Gudiga iskugu jiro Dhalinyaro iyo Culumaa u diin ayaa reer Baladweyne ah ayaa ku sugan Xarunta Warbaahinta Hiiraanweyn ...

Madaxweyne Farmaajo oo si KMG ah ugu guurayo degmada Afgooye.

October, 20, 2017
Guluf colaadeed iyo dhaq dhaqaaq Ciidan aan nuuciisa hore loo arag ayaa ka bilaawday magaalada Muqdisho iyo Guud ...

Haweeney bastoolad ku hubeysan oo markii ugu horeysay dil ka geysatay Muqdisho

October, 20, 2017
Haweeney ku hubeysan bastoolad ayaa xalay nin ka tirsan dadka degaanka ku toogatay xaafada Xamar bile oo ka ...

Ciidanka ammaanka Puntland oo Qarax ku qabtay Boosaaso

October, 20, 2017
Ciidanka ammaanka maamulka Puntland ayaa gelinkii dambe ee shalay fashiliyey Qarax la dhigay isgoyska Gaaca ee magaalada Bosaso ...

Kuuriyada waqooyi oo Australia uga digtay siyaasadaha Trump

October, 20, 2017
Dowlada Australia ayaa sheegtay in Kuuriyada waqooyi ay u soo qortay warqad furan baarlamaanka dalkaasi. Warqadan ayaa dowladda Australia ...

{DHAGEEYSO} Madaxda Dalka Oo Ku Dhawaaqday Dagaal Ka Dhan Ah Al-Shabaab

October, 20, 2017
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jmhuuriyada Soomaaliya ayaa sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya dalka oo dahn uu ...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo AMISOM Kala Hadlay La Dagaalanka Al-Shabaab

October, 20, 2017
Cabduweli Jaamac Gorod taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Saraakiisha ugu sareeysa Ciidamada Midowga Afrika ...