Saturday, October 21st, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Tartanka Kubada Cagta Ciyaartooyda Cuslaatay Oo Lagu Soo Gaba Gabeeyey Baladweyne Yaase Ku Guuleeystay ?

Published on June 16, 2017 by   ·   No Comments

Tartankan oo ahaa mid ay kasoo qeeyb galeen Kooxo ka kala socday xaafadaha magaalada Baladweyne ayaa waxaa soo qaban qaabiyey ururka Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Ciyaarta ugu danbeeysay Galabta ayaa waxaa fuudo i daray Xaafadaha Xaawo Taako Iyo Buunda-weyn.

 

Ciyaartii Galabta ayaa waxa ay guusha 3-2 ku raacday Ciyaartooyda Xaafada xaawo taako ee magaalada Baladweyne waxaana ilsa galabta la gudoonsiiy goobkii loogu tala galay markii uu soo Gaba gaboobo Tartanka.

 

Gudoomiyaha olombikada Gobolka Hiiraan Cabdikariin Xasan Khalaad  ayaa sheekey in tartanka uu ka qaadanayo isdhaxx galka bulshada gobolka Hiiraan madaamada lagu gudo jiro bisha Barakeeysan ee ramadaan

 

Gudoomiye Ku Xigeenka dhinaca maaliyada maamulka degmada Baladweyn ayaa soo xiray tartankii modooyinkii lasoo dhaafay ka socday magaalada baladweyn

 

Sawir Qaade Cabdi Axmed Xuseen 

By Radio Hiiraanweyn Baladweyn

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Somaliland iyo Khaatumo oo kala saxiixday Heshiis ay ku Midoobayaan.

October, 21, 2017
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo iyo Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa goor dhaweyd heshiis rasmi ah ...

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay tirada guud ee dhimasho iyo dhaawaca Qaraxii Zoobe

October, 21, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa caawa soo bandhigtay tirada guud ee dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay qaraxii lagu halaagsamay ...

Faah Faahin Dheraad ah Ayaa Ka sobaxeyso Gaari lagu xiray waxyaabaha qaraxa oo ku qarxay Meel U dhaw Maqaayada Karmel

October, 20, 2017
Qarax ayaa caawa fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaa inta u dhaxeysa Isgoyska Banaadir iyo isbitaalka Digfeer, ...

{DAAWO SAWIRADA} Ciise Xuseen “Laba maalmood ayaa burburka ku hoos jiray”

October, 20, 2017
Lix maalmood kaddib qarixii lagu halaagsamay ee ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaa weli socda gurmadka ...

{DAAWO SAWIRADA} Shacabka Muqdisho Oo Salaadii Jimcaha Kadib Tegay Goobtii Qaraxa Ee Zoobe

October, 20, 2017
Boqolaal ka mid ah Shacabka Muqdisho ayaa Maanta waxa ay tageen Goobtii uu qaraxa qasaaraha badan geestay uu ...

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Howlgallo Ka Wada Deegaano Ka Tirsan Shabeellaha Hoose

October, 20, 2017
Howlgalkaan ayaa Ciidamadu waxa ay ka wadaan deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo ay ...

Dowladda Itoobiya Oo Diyaarad Sida Dawooyin Soo Gaarsiisay Muqisho

October, 20, 2017
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa Maanta soo gaartay diyaarad siday Daawooyin kala duwan oo ka timid ...