Friday, August 18th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DHAGEYSO} Barnaamijka Tartanka Aqoonedka Hiranweyn Oo Ay Maanta Ku Tartameen X,taako B iyo Buullo

Published on June 18, 2017 by   ·   No Comments

Barnaamijka Tartan Aqoonedka Ramadaan Ee Warbaahinta Hiraanweyn Waxana maanta u dhaxmaray Buunda weyn  iyo Bullo bari   . waxaana Ay Guusha Raacday Tartamayaasha Ka soctay Bullo bari ee Dagmada Bullo burte Ee Gobolka hiiraan

Xaawo taako B 10-12  Buullo bari

Barnaamijka waxaa so jeedinayay Cabdi axmed Xuseen  iyo Maxamed cabdi saney   halka uu gudiga u fadhiyay Cabdi Naasir Muxumed Cabdi Iyo Al ustaad Maxamed Xuseen Sabriye,

Barnaamijka Maanta waxaa Farsameynayay  Iqra  Cali Cumar {ILEYS}

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA OO DHAMEYSTIRAN.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

FAAH FAAHIN DHEERAD AH:.Askar lagu dilay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool

August, 18, 2017
Laba Askari oo booliis ah kana mid ahaa ilaalada goob laga qaadanayay kaadhadhka doorashada somaliland ayaa  lagu dilay ...

Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti Oo ka wada hadlay hormarinta isgaarsiinta

August, 18, 2017
Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojoyadda dalka Soomaaliya Eng. Cabdi Cashur Xasan oo maalmihii la soo dhaafay ku ...

Kulamo Xal Loogu Raadinayo Xiisada Maamulka Hirshabeelle Oo Manta Jowhar Biloowday.

August, 18, 2017
Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe maanta waxaa ka dhacaya kulamo gaar gaar ah oo looga hadlayo ...

Maxaadna Ogeeyn Oo Ka Jiro Deegaanka Xeraale Manta?

August, 18, 2017
Degaanka Xeraale oo maalmihii la soo dhaafay xaaladiisa ay aheyd mid degan ayaa shalay gelinkii dambe waxa uu ...

Mareykanka oo ka hadlay go’aankii ay qaateen Mucaaradka Kenya

August, 18, 2017
Dowlada Mareykanka ayaa soo dhaweysay go,aanka isbaheysiga Mucaaradka Kenya ee Nasa ay qaateen oo ah in Maxkamada Sare ...

Zambia oo bukaanada lagu amray baaritaanka HIV

August, 18, 2017
Wasiirka caafimaadka ee dalka Zambia ayaa ku hanjabay inuu xiri doono xarumaha caafimaad ee gaarka loo leeyahay ee ...

Maraykanka oo markale u digay Kuuriyada Waqooyi

August, 18, 2017
Xoghayaha gaashaandhigga ee Maraykanka, James Mattis, ayaa uga digay Kuuriyada Waqooyi inay cawaaqib xun la kulmi doonto haddii ...