{DHAGEYSO} Barnaamijka Tartanka Maanta Buunda weyn B iyo Kooshin A Radio Hiiraanweyn

0
4

Barnaamijka Tartan Aqoonedka Ramadaan Ee Warbaahinta Hiraanweyn Waxana maanta u dhaxmaray Buunda weyn  iyo Bullo bari   . waxaana Ay Guusha Raacday Tartamayaasha Xaafada kooxda Ka soctay Bullo bari ee Dagmada Bullo burte Ee Gobolka hiiraan

Bullo bari A 16-4 Buundoweyn, A

 

Barnaamijka waxaa so jeedinayay Cabdi axmed Xuseen  iyo Maxamed cabdi saney   halka uu gudiga u fadhiyay Cabdi Naasir Muxumed Cabdi Iyo Al ustaad Maxamed Xuseen Sabriye,

Barnaamijka Maanta waxaa Farsameynayay  Iqra  Cali Cumar {ILEYS}

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA OO DHAMEYSTIRAN.

Sawir qaade Cabdulaahi Cali Xoroow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here