{DHAGEYSO} Feysal Cali Waraabe” Oo Shegay In Magaca Somaliland Labadali doono

0
3

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa Markii ugu horeysay sheegay in ay socdaan Qorshe lagu badalay Magaca Maamulka Somaliland islamarkaana Magac kale loo guuri doono.

Feysal Cali Waraabe ayaa intaas ku daray in Shir looga Arrinsanayo Magac ka badalidda Somaliland uu ka dhici doono Magaalada Hargeysa,balse ma sheegin Magaca loo bixin doono Somaliland,haddii Magaca laga badalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here