Friday, April 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DHAGEYSO} Wasiirka Arimaha Gudaha Hirshabelle,Oo Ka hadlay Xalinta Colaadaha Gobolka Hiiraan

Published on June 17, 2017 by   ·   No Comments

Wasiirka Arimaha Gudaha hirshabelle maxamed cali caadle ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka loo kala dhaxgalay Ciidamadii ku dagaalamay Baanyaaley ee Dagmada Matabaan ee Gobolka hiiraan,

 

 

 

Mr Caadle ayaa sheegay in ay Ciidamo u direen Degaanka Lagu dagaalamay iyo masuliyiin ka socoto maamulka hirshabelle kuwaas oo uu shegay in ciidamada ay ku guuleysteen in ay kala qadaan labadii dhinac ee ku Dagaalmay baanyaaley.

 

 

shalay gilinkii danbe ayeey Baladweyne so gaareen xubnaha Ka socday Maamulka hirshabelle ee u hogaaminaa Wasiirka arimaha Gudaha Maamulka hirshabelle Maxamed Cali caadle si ay uga qeyb qataan joojinta colaada Ka socoto Gobolka hiiraan gaar ahaan degaanka Baanyaaley.

 

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Qorsheynaa In Uu Canshuur Ka qaado Xaafada Muqdisho

April, 20, 2018
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wada dadaaladii ugu danbeysay ee loogu jiro sidii loo bilaabi lahaa Canshuur uruurin ku ...

Madaxweynaha Koofur Afrika oo soo gaabiyay safar uu dalka uga maqnaa

April, 20, 2018
Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa ayaa dib ogu laabtay dalkiisa, soona gabagabeeyay safar uu ku joogay magaalada ...