Monday, August 21st, 2017
Advertisements
Advertisements

FAAHFAAHIN Dheraad ah oo ka sobaxeyso Kooxo hubeeysan oo Caawa Baladweyne ku dilay nin ganacsada ah

Published on June 18, 2017 by   ·   No Comments

Kooxo hubeeysan ayaa Caawa Xaafadda Howlwadaag ee Magaalada Baledweyne ku dilay Ibraahim Cismaan Muumin (Ibraahim Fanax) oo kamid ahaa Ganacsatada magaalada Baledweyne.

Allaha unaxariiste ibraahim Cismaan Muumin (Ibraahin Fanax) ayaa la sheegay in la toogtay xili u Ku sugna goob ganacsi oo u ku laha Xaafadda Howlwadaag ee Magaalada Baladweyne.

Sido kale marxuumka ayaa la sheegay inu ka shaqeynayay Company  goobaale islamarkana u ka mid ah ganacsatada dhisay suuqyada xaafaddaha Xaawo Taako.Bundo weyn iyo Howlwadaag oo ku wada yaalo magaalada Baledweyne.

Dadka deeganka ayaa sheegay in kooxihi toogtay marxuumka ay goobta ka baxsadeen ilaa iyo haddan ma jirto cid loo soo qabtay dilkan loo gestay Ibraahin Fanax.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Xildhibaan Qoono “Mowqifka Xukuumadda qaadatay waa mid lagu deg degay oo fudeed ku jiro”

August, 20, 2017
Xildhibaan Maxamed Xasan Qoono oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa dhaliilay mowqifka Xukuumadda Soomaaliya ka qaadatay ...

Al-Shabaab oo si rasmi ah u xaqiijisay geeridii Sheekh Cali Jabal

August, 20, 2017
Xarakada Al-Shabaab ayaa markii uga  horeysay si rasmi ah u xaqiijisay geeridii Sheekh Cali Maxamed Xuseen (Sheekh Cali ...

(Daawo sawirada) Maxay ka wada hadleen madaxweyne Farmaajo iyo Al-sisi

August, 20, 2017
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sugan magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho ...

Lix ruux oo ku dhimatay dagaal ka dhacay duleedka Cadaado

August, 20, 2017
in ka badan lix ruux ayaa ku dhimatay halka tiro ka badan 20 kalan ay ku dhawacmeen kadib ...

Madaxweyne Xaaf oo sheegay in Galmudug ay Difaaceyso Shacabka Reer Xeraale

August, 20, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta Magaalada Cadaado kula Shiray Baarlamaanka Maamulka Galmudug,waxaana ay ka wada ...

{DAAWO MUQAALKA} Sida Uu Madaxweyne Cosoble Uga Soo Horjeestay Go aanka Dowlada

August, 20, 2017
Cali Cabdulaahi Cosoble oo ay dhowaan xilka ka qaadeen xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle ayaa sheegay in uusan xoog ku ...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Digniin adag u diray Somaliland

August, 20, 2017
Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in Puntland ay ka hortagayso in deeganada lagu ...