Tuesday, September 19th, 2017
Advertisements
Advertisements

Goorma Ayey Manchester City Dhameystiri Doontaa Saxiixa Dani Alves?

Published on June 29, 2017 by   ·   No Comments

Sida ay kusoo waramayaan warbaahinta Ingiriiska – Manchester City ayaa la filayaa iney saacadaha soo socda dhameystirto heshiiska Dani Alves.

Daafaca midig ee qaranka Brazil ayaa ogolaaday inuu heshiis laba sanadood ah ku yimaado Etihad Stadium isagoo todobaadkii qaadan doona aduun dhan 100,000 kun oo Pound.

Sunsports waxey fahansan tahay in 48-saac gudahood la dhameyn doono heshiiska ciyaariyahankii hore Barcelona kaas oo si xor ah ugu soo biiri kara Citizens isagoo kasoo hayaamaya Juventus.

Dani Alves iyo Pep Guardiola ayaa mar kale midoobi doona xilli ay afar sano oo dahabi ah kusoo wada qaateen Camp Nou intii u dhaxeysay 2008 ilaa 2012.

Guardiola wuxuu durba lacag ku dhaw 80 Malyan oo Pound kusoo xerogaliyay Bernardo Silva iyo Ederson Moares kuwaas kaga soo kala biiray Benfica iyo Monaco, balse Dani Alves ayaa la rajeynayaa inuu noqdo saxiixa sadexaad ee xagaagan kooxda City.

34-jirkaan heerka caalami waxaa sidoo kale isha la raacayay kooxaha Chelsea & Tottenham Hotspur balse wuu iska diiday si uu mar kale uga hoos shaqeeyo Pep Guardiola.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Ra’islawasaaraha Itoobiya oo Oromada iyo Somalida wadahadal uga furay Adis ababa.

September, 19, 2017
Ra’islawasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn  ayaa kulan wadahadal ah u qabtay madaxda Maamullada Soomaalida iyo Oromada Dalka Itoobiya. Kulanka ...

Maxkamad Ku Taalo Gaalkacayo Oo La Geeyey nin lagu eedeeyay inuu nabi Muxamad (NNKH} u Gefay

September, 19, 2017
Maalmihii la soo dhaafay waxaa si weyn loo hadal haayay nin la sheegay in uu meel dhigay sawir ...

DAAWO: Madaxweyne Cali Cabdulahi Cosoble Oo War Kasoo Saaray Doorashadii Hirshabeelle

September, 19, 2017
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo Magaalada Nairobi wareysi ku siiyay Tv-Universal ayaa ka hadlay ...

{DAAWO SAWIRRADA} Diyaarad qaad siday oo maalintii Labaad ka Degtay Buuhoodle

September, 19, 2017
Magaalada Buuhoodle ayaa Maalintii Labaad, waxaa ka degtay diyaarad qaad ka keentay dalka Kenya ka dib markii uu ...

Mareykanka oo ka Hadlay dagaalka Soomaalida iyo Oromada

September, 19, 2017
Dowladda Mareykanka ayaa u sheegtay Itoobiya in ay baarto 55 qof oo la sheegay in ay ku dhinteen ...

{DHAGEEYSO+AKHRISO} Culimadda Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saaray ninka u gafay Nabiga (NNKH)

September, 19, 2017
Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay nin la sheegay in uu ku sugan yahay Magaalada Gaalkacyo oo ...

{DAAWO SAWIRADA} Shabaab oo soo bandhigay rag Ajaanib ah

September, 19, 2017
Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Muuqaal Video ah oo ay ka duubeen Saddex nin oo u dhashay dalka ...