Friday, October 20th, 2017
Advertisements
Advertisements

Kooxda Chelsea Oo Hogaanka U Heysa Tartanka Loogu Jiro James Rodriguez

Published on June 11, 2017 by   ·   No Comments

Chelsea ayaa iminka ugu cad cad saxiixa James Rodriguez, sida ay warinayaan wararka Spain.

Xiddiga reer Colombia ayaa lagu wadaa inuu xagaagan isaga soo tago gegada Bernabeu iyadoo ay saxiixiisa u tafa xeydanayaan muruq waynta Yurub.

Manchester United ayaa u muuqatay inay ugu cad cadahay saxiixiisa, laakiin wuu barafoobay xiisahooda, halka PSG ay aad u dooneyso inay soo xiro galiso laacibka ku guuleystay kobaha Dahabka ee koobkii adduunka 2014.

Yeelkeede, hilinka AS ee dalka Spain ayaa warinaya in Chelsea ay iminka ugu cad cadahay saxiixa James.

 

James Rodriguez is almost certain to leave Real Madrid this summer

 

Sida Diego Costa oo kale, Antonio Conte ayaa go’aansaday in Cesc Fabregas uusan ka soo muuqan doonin qorshihiisa, kooxda ayaana dooneysa magac wayn ay la timaado tartanka Champions League.

Alvaro Morata ayaa sidoo kale bartilmaameed sare u ahaa Blues, laakiin waxay hadda u muuqataa inuu hayo wadadii uu ugu biiri lahaa Old Trafford.

Rodriguez ayaa dhab ahaantii qarka u saarnaa inuu ku soo biiro Stamford Bridge bishii June kaddib markii uu Chelsea ka tagay Oscar oo ku biiray Shanghai SIPG ee dalka Shiinaha.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Idaacada Hiiraanweyn Ee G,Hiiraan Oo Maanta Bilaawday Dhaqaalo arurin Lo sameynaayo Dadkii ku waxyeelobay qaraxii Ka dhacay Muqdisho

October, 20, 2017
Gudiga iskugu jiro Dhalinyaro iyo Culumaa u diin ayaa reer Baladweyne ah ayaa ku sugan Xarunta Warbaahinta Hiiraanweyn ...

Madaxweyne Farmaajo oo si KMG ah ugu guurayo degmada Afgooye.

October, 20, 2017
Guluf colaadeed iyo dhaq dhaqaaq Ciidan aan nuuciisa hore loo arag ayaa ka bilaawday magaalada Muqdisho iyo Guud ...

Haweeney bastoolad ku hubeysan oo markii ugu horeysay dil ka geysatay Muqdisho

October, 20, 2017
Haweeney ku hubeysan bastoolad ayaa xalay nin ka tirsan dadka degaanka ku toogatay xaafada Xamar bile oo ka ...

Ciidanka ammaanka Puntland oo Qarax ku qabtay Boosaaso

October, 20, 2017
Ciidanka ammaanka maamulka Puntland ayaa gelinkii dambe ee shalay fashiliyey Qarax la dhigay isgoyska Gaaca ee magaalada Bosaso ...

Kuuriyada waqooyi oo Australia uga digtay siyaasadaha Trump

October, 20, 2017
Dowlada Australia ayaa sheegtay in Kuuriyada waqooyi ay u soo qortay warqad furan baarlamaanka dalkaasi. Warqadan ayaa dowladda Australia ...

{DHAGEEYSO} Madaxda Dalka Oo Ku Dhawaaqday Dagaal Ka Dhan Ah Al-Shabaab

October, 20, 2017
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jmhuuriyada Soomaaliya ayaa sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya dalka oo dahn uu ...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo AMISOM Kala Hadlay La Dagaalanka Al-Shabaab

October, 20, 2017
Cabduweli Jaamac Gorod taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Saraakiisha ugu sareeysa Ciidamada Midowga Afrika ...