Tuesday, October 17th, 2017
Advertisements
Advertisements

Maxaad kala socotaa inta mar ay kala badiyeen Real Madrid iyo Juventus oo Caawa ku balansan Fiinalka Champions League

Published on June 3, 2017 by   ·   No Comments

Kulan Fiinaal ah oo aad u adag ayaa caawa lagu wadaa inuu magaalada Cardiff ku dhex maro kooxaha caanka ah ee Real Mardid oo horyaalka Spain soo qaaday iyo Juventus oo iyana heeysata horyaalka dalka Talyaaniga ee Serie A.

Labadaan kooxood oo xili Ciyaareedkaan wacdaro ka soo dhigay koobab fara badan ayaa ugu dambeyntii waxeey Finaal isla yimaadeen koobka horyaalada Yurub ee the UEFA Champions League oo Dunida aad looga xiiseeyo .

Taariikh ahaan marka la eego labadaan kooxood waxay wada kulmeen ama is arkeen 18-jeer , 8-Jeer waxaa badisay Juventus halka Real Madrid na ka badisay 8-jeer balse 2-jeer Bareejo ama barbaro ayey wada galeen .

Real Madrid oo difaacaneysa koobkaan ayaa dhanka weerarka ku xoogan balse Juventus ayaa dhanka Difaaceeda gacan loo taagay maadaama ilaa hada 3 gool oo kaliyah laga dhaliyay , walina ma laga badin xili ciyaareedkaan dhanka koobka Champions League (Final Real Madrid Vs Juventus 20:45)

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Dowlada Qadar: Ayaa Shegtay Qaraxii Muqdisho Ka dhacay In Ay Ka danbeyeen Isbaheysiga Sucuudiga’

October, 17, 2017
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka aargoosanayaan waxa uu ...

Warar Dheraad ah ayaa Ka sobaxaayo Diyaarado xalay duqeyn ka geystay Sh.hoose

October, 17, 2017
Diyaarado dagaal ayaa xalay duqeyn ka geystay degaanka Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha hoose iyada o khasaare isugu jira ...

Waxaan Shaki Ka jirin in ay jiraan dad nool oo ku hoos jira dhismayaasha ku bur buray qaraxii Isgoyska Zoobe

October, 17, 2017
Waxaa soconaya gurmad xooggan oo laga wado goobtii uu qaraxa ka dhacay Sabtidii todobaadkan ee Isgoyska Zoobe, waxaana ...

DHAGEYSO: Dowlada Jabuuti Oo Qaaday Talaabo Ay Ku Farxen Shacabka Soomaaliyed

October, 17, 2017
Safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya Aadan Xasan Aadan oo ka hadlay werarkii dhawaan ka dhacay Muqdisho iyo khasaaraha ...

DHAGEYSO: Ardada Wax Ka Barata Turkiga Oo Dhaawacyada u Diyaariyay Qorshe Cusub

October, 17, 2017
Mid kamid ah hormuudka ardada soomaaliyed ee wax kabarato Dalka Turkiga oo ka hadlay dhaawacyadii loo qaaday dalkaasi ...

DHAGEYSO: Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Oo is Casilay Iyo Sababta

October, 16, 2017
Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Axmed Maxamuud Maxamed (Sayid Carab) ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii Afhayeenimo, kadib ...

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Farmaajo oo dhambaallo tacsi ka helay qaar ka mid ah Madaxda Caalamka

October, 16, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhambaallo tacsi ah waxaa soo gaarsiiyey hoggaamiyaasha qaar ka mid ah waddamada ...