Friday, April 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

Qodobada ka soo baxay Shirka hanaanka dibu heshiisiinta Qaran,Maqal

Published on June 17, 2017 by   ·   No Comments
Magaalada Muqdisho waxaa ku soo xirmay Shirka hanaanka dib u heshiisiinta Qaran ee Soomaaliya,kaas oo 5tii maalmood ee ugu dambeysay ka socday magaalada  Muqdisho.

Shirkan waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya waxaana ka qeyb gelay Wakiillo ka kala socday Dowlad Goboleedyada,Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo xubno kale oo lagu casuumay.

Qodobada ka soo baxay Shirkan ayaa waxaa ka mid ah,in Dowladda hirgeliso ballanqaadkeedii dib u heshiisiinta,in dowladda muhiimad gaar ah siiso dhaqaalaha dalka inta badanna u qoondeyso dhameynta khilaafyada,in la taageero hay’adaha u xil saaran daminta Khilaafyada,in dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ay wax ka qabtaan Caddaalad darrada iyo in la de-dejiyo qorshaha dib u heshiisiinta.

Shirkan waxaa uu billow u yahay dib u heshiisiinta Dalka oo ay Dowladda Madaxweyne Farmaajo ballan qaadday,waxaana laga soo saaray shanta Qodob ee sare ku xusan.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Wasiirka Maaliyada” Bankiga Adduunka Iyo IMF Waxay Ku Qanceen Qaabka Maamulka Maaliyadda”

April, 20, 2018
Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr: C/raxaan Ducaale Beyle oo ka qayb galaya shirka looga hadlayo taakulaynta ...

{DAAWO SAWIRADA} Boqor ku dhawaaqay in uu badaley magaca dalkiisa

April, 20, 2018
Boqorka dalka Swaziland Boqor Mswati III ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay in uu bedelay magaca dalkiisa ee ...